MAABKA SOOMLAIYA OO SHARAXANThis is a featured page

Seyid Maxamed Cabdulle Xasan
Seyid Maxamed Cabdulle Xasan wuxuu kudhashay baliga lamagacbaxay Sacmadeeqo oo qiyaastii 11km (7mayl) woqooyi kaxiga Buuhoodle. Sannadkii uu seyidku dhashay waxay taariikhdu ahayd 1856, taas oo ahayd gu' barwaaqo ah oo la oran jirey Gobaysane. Hooyadiis waxaa la oranjirey Carra Seed Magan. Abaarihii 1892 wuxuu u kicitimay Maka iyo Madiina, waxayna is raaceen 13 wadaad oo kale. 1895 ayuu seyidku kusoo laabtay dalka Soomaaliya, wuxuuna kasoo degey xeebta magaalada Berbera. Waxaa taariikhdu werisey in markii uu Seyid Maxamed kasoodegey doonidii uu lasocday uu ingiriisku weydiiyey in uu bixiyo cashuur, wuxuuna ugu jawaabay: "Adiga yaa cashuurtii kaa qaaday markaad halakan ka soo degtay?". Dabadeedna afceliyihii baa kuyiri ingiriiskii "waa wadaad waalane inaka daa". Sidaa daraadeed waxaa ingiriisku ku magcaabay wadaadkii waalaa. Tuducdaas taariikheed waxaan kasoo xiganay buug ay qoray wasaaradii hidaha iyo tacliinta sare ee Soomaaliya sannadkii 1973diiMAABKA SOOMLAIYA OO SHARAXAN - Liban


kahiye
kahiye
Latest page update: made by kahiye , Mar 24 2007, 6:35 AM EDT (about this update About This Update kahiye Edited by kahiye

142 words added
1 image added

view changes

- complete history)
More Info: links to this page
Started By Thread Subject Replies Last Post
Anonymous talo wanaagsan 0 Oct 5 2010, 3:11 AM EDT by Anonymous
 
Thread started: Oct 5 2010, 3:11 AM EDT  Watch
waxaan doonayaa inaad ku soo kordhisaan barnamij ka hadkaya khayraadka dalkeena
1  out of 1 found this valuable. Do you?    

Anonymous  (Get credit for your thread)


Showing 1 of 1 threads for this page

Related Content

  (what's this?Related ContentThanks to keyword tags, links to related pages and threads are added to the bottom of your pages. Up to 15 links are shown, determined by matching tags and by how recently the content was updated; keeping the most current at the top. Share your feedback on WikiFoundry Central.)